image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Samantha Power Madaxa USAID u qaabilsan Siri Lanka ayaa sheegtay in Musuqa lala dagaallamo

Muqdisho (Onkod Radio) —  Madaxa Hay’adda Gargaarka u qaabilsan Mareykanka ee USAID Haweeneyda lagu magacaabo Samantha Power ayaa Sri Lanka u sheegtay in xalka keliya ee wax looga qaban karo dhibaatada dhaqaale Xumo uu yahay in Dowladdu la dagaalanto Musuqa.

Samantha waxa ay sheegtay in kaalmada Mareykanka ee ay USAID siineyso Sri Lanka aanay dabooli Karin dhibaatada dhanka Dhaqaalaha ah ee la dhibaatooneysa Dowladdaas balse wax ka qabashada Musuqa uu yahay dhabbaha keliya lagu soo xiri karo Albaabka faqriga.

Haweeneydaan oo Booqasho ku tagtay Sri Lanka ayaa ku dhawaaqday in Mareykanka uu garab taagan yahay waddaan dhibaatada dhaqaalaha ka qabsatay awgii u kacay shacabka oo ku qasbay maamulkii talada hayay in uu meesha ka baxo.

“Kaalmada oo keliya ma soo afjari karto dhibaatada dalkan ee dhanka dhaqaalaha, waxa aan ku adkeynayaa Madaxweynaha Sri Lanka wax ka qabashada Musuqa, boogta daweynta u baahan waa la dagaalanka wax is dabamarinta oo aan rajeynayo in wax laga qaban doonno” Samantha Power.

Hay’adda USAID ayaa Sri Lanka waxa ay siineysaa lacag dhan $60 Milyan oo Doollar oo gargaar lagu siinayo Dalkaan dhaca Koofurta Qaaradda Aasiya, Dadkiisu waxa uu dhan yahay 21.92 Milyan oo ruux sida lagu sheegay daraasadda Bangiga Adduunka uu ku sameeyay (2020).

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.