image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Magaalada Marka

Marka (Onkod Radio) —  Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dowladaha Hoose iyo Dib-U-Heshiisiinta ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdullaahi Xaaji Xassan Manuur ayaa Maanta guddoomiye Cusub u magacaabay degmada Marka oo ah Xarunta gobolka Shabeellaha Hoose.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaah gudaha Koonfur Galbeed ayaa lagu sheegay Guddoomiyaha degmada Marka loogu Magacabay Cusmaan Muuse Maxamed, kaas oo baddelaya Guddoomiyihii hore ee degmada Marka Cabdullaahi Cali Axmed Waafoow oo qarax Ismiidaamin ahaa lagu dilay 27-kii Bisii July ee sannadkan 2022.

Sida aan xogta ku helnay Guddoomiyaha cusub ayaa ka tirsanaa Ciidamada 14 October kuwaas oo la aas aasay sannadkii 2017-dii qaraxii Soobe.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.