image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Xubno ka tirsan Daacish oo lagu qabtay Turkiga iyagoo isku dayaya falal amni darro

Ankara (Onkod Radio) — Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee turkiga Oo Shaacisay In La Xiray 5 nin Oo Ka Tirsan Kooxda Daacish isla markaana Isu Diyaarinayay Inay Qaadaan Talaabo khaldan.

Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa shaacisay in Ramo Mohammed Al Hamed, oo lagu naaneyso Rami Remo, kana tirsan shaqaalaha maamulka ISIS, la qabtay xilli uu isku diyaarinayey inuu howlgal amiga lid ah fuliyo.

Wasaaradda ayaa shaacisay in Rami Remo iyo 4 kale oo ka tirsan Daacish lagu qabtay gobolka Jarablus.

War qoraal ah oo la soo saaray ayaa lagu sheegay in shantaan xubnood ee daacisha ka tirsan isla markaana ah kuwo sare sare ay xabsi ku yaalla dalka Suuriya ka sii daayeen kooxo kale oo ay ku jirto kooxda PKK kuwaas oo geeyay gobalka Jarablus kuna xiray shuruudo.

Waxaa la sheegay in howlgalkaasi ay fuliyeen taliska ciidamada Gendarmerie ee gobolka Gaziantep iyo ciidamada Gendarmerie Syria Task Force.

Waxaa sidoo kale la xusay in xubnaha ISIS ay arrin amiga carqaldeyneysa ku dhaqaaqi rabeen iyagoo ku sugan Turkiga.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.