image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Deg Deg: Dagaal ka dhacay Baxdo & khasaaraha ka dhashay.

Muqdisho  (Onkod Radio)— Wararka Onkod uu ka helayo degaano ka mid ah gobolka galgaduud ayaa ku waramaya in halkaas uu ka dhacay dagaal u dhaxeeya Al-Shabaab.

Dagaalkan ayaa ka dhacay degaan 18KM u jira deegaanka Baxdo gobolka galgaduud , waxaana dadka degaanka ay sheegayaan in labada dhinac ay isku adeegsadeen hub culculus.

RBC ayaa loo xaqiijiyay in labada dhinac uu soo kala gaaray khasaare kala duwan oo aan sheegin tirada rasmiga ah.

Degaanka Baxdo ayaa ka mid ah deegaanada weerarka ay ku qaadeen dhawaan kooxda Al- Shabaab oo ay gubeen guryo isla markaana aaseen ceel biyood dadka degaanka ay isticmalayeen.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay iska caabin doonaan kooxda Al- Shabaab oo marar badan dhibaatooyin ka gaystay meelo ka mid ah gobolka galgaduud.

Degaanka Baxda ayaa la sheegay in inta badan ay isaga baxeen dadka marasta ah si aysan waxyeelo u soo gaaraan.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.