image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wasiir Jamaal Ma Dowladda Magacawday ama IGAD ?

Muqdisho (Onkod Radio)— ka dib markii uu soo baxay warka ku saabsan in wasiir hore Gamaal Maxamed Xasan, loo magacaabay Agaasimaha Xarunta Sare ee La-qabsiga Cimilada iyo Ilaalinta Deegaanka IGAD ee fadhigeedu yahay Muqdisho waxa soo baxay hadal hayn ku saabsan qaabka ay ku timid magacaabistan.

Hadaba magacaabista Danjire Gamaal Maxamed Xasan, Wasiirkii hore ee Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaan ku imaan magacaabis dhanka Dowladda Federaalka Soomaaliya.

RBC ayaa ogaaday in dhanka Dowladda Federaalka Soomaaliya aysan ka imaan magacaabista Wasiir Jamaal ee ay ka timid dhanka Urur Goboleedka IGAD.

Hase ahaatee Dowladda Soomaaliya ayaa taageertay magacaabida Wasiir hore Jamaal oo wax diidmo ah ka bixin xilka loo magacaabay.

lama oga in Wasiir Jamaal xilkan raadsaday iyo in kale , waxaa uu ka mid ahaa Wasiirka xubnaha aadka ugu dhaw Madaxwaynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo aan kaalin ku lahayn magacaabista Wasiir Jamaac ayaa an qaaday inay si dhow ula shaqeyn doonto masuulkan kaga yimid dhanka Urur goboleedka IGAD.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.