image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararkii ugu dambeeyay weerar ciidamada Canfarta ay ku qaadeen Dowlad Deegaanka Soomaalida

Jig Jiga (Onkod Radio) — Waxaa xaalad kacsanaan ah ay ka jirtaa gobolka Siti ee dowlad deegaanka Soomaalida, kadib markii ay weerar ku soo qaadeen ciidamada Canfarta.

Ciidamada Canfarta ayaa la sheegay in weerar ay ku soo qaadeen deeggano ka tirsan gobolka Siti, halkaas oo ay ku dileen qaar kamid ah ciidamada dowlad deegaanka iyo dad shacab ah.

Wararka deegaanka ka imaanaya ayaa sheegaya in khasaaraha dhimashada uu sii kordhayo, xilli dadka shacabka ah ay wadaan iskacaabin ka dhan ah Canfarta.

Canfarta ayaa sidoo kale maxaabiis ahaan u qabsaday qaar kamid ah ciidamada militeriga ee dowlad deegaanka Soomaalida, waxaana ay gacanta ku dhigeen deeganada dhaca galbeedka gobolka Siti.

Maamulka dowlad deegaanka iyo kan dowladda dhexe ee Itoobiya, ayaan weli ka hadlin dagaallada ay ciidamada Canfarta ah ku qaadeen dhulka Soomaalida.

Sikastaba dagaalka Canfarta iyo Soomaalida ayaa ah mid soo noqnoqda, waxaana muddo dhowr jeed oo horay ah ay labada deegaan kala saxiixdeen heshiisyo nabadeed.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.