image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Madaxweyne Laftagreen oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlayay Ammniga Koonfur Galbeed

Baydhabo (Onkod Radio) — Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta shir guddoomiyey kulan deg deg ah oo ay isagu yimaadeen Saraakiisha laamaha amniga qeybahooda kale duwan, saraakil kamid ah taliska ATMIS yo Saraakiil ka socday Dowladda Ingiriiska.
Shirka ayaa intii uu socday waxaa diiradda lagu saaray xoojinta amniga,Iskaashiga qeybaha kala duwan ee ciidanka ka howlgala Koonfur Galbeed, wadaagidda xogaha ku aadan dagaalamayaasha Al-shabaab iyo xoojinta howlgallada ka dhanka ah ee ka socda deegaanno ka tirsan maamulkaas.
Shirkaan ayaa waxaa uu kusoo aadayaa iyadoo ciidanka qeybihiisa kale duwan ay howlagallo isdaba jooga ay ka wadaan magaalada Baydhabo oo xarun kumeel gaar ah u ah maamulka, waxaa xusid mudan in dhowaan madaxweyne Laftagareen uu heshiis dhanka amniga ah uu la galay maamulka dowlad deegaanka.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.