image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Fannaan ay booliska u xireen cod xumo aawgii

Bangladesh (Onkod Radio) –  Ashraful Alom Saeed alias (Hero Alom), oo ah fannaan reer Bangladesh, ah ayaa xabsiga loo taxaabay kaddib markii lagu soo eedeeyay cod xumo dartii.
Hero Alam, oo ay bartiisa Youtube ku taxan yihiin in ka badan 1.4 million oo qof ah, ayaa sheegay in ay Booliska ku u sheegeen in uusan lahayn Codkii iyo muuqaalkii fannaanimada sidaas Aawgeedna ay mamnuuc ka tahay in uu dadka u heeso.
Hero, wuxuu ku andacoonayaa in uu codkiisa xor u yahay Booliskuna waxay sheegayaan in bulshadu dhegahooda xor u yihiin.
Booliska Soomaaliya, waa inay qaadaan tallaabadani oo kale sababtoo ah, cod xumada waxaa innooga daran dadka ku heesaya erayo Anshax xumo ah, oo afkaba soo qabaneeyn waa argtida dad badanoo Soomaali ah, ay qabaan.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.