image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada ayaa gaaray Cadaado

Muqdisho (Onkod Radio) – Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa gaaray Degmada Cadaado ee Deegaanka Galmudug, isagoo booqday dadka barakacayaasha ah, ee ku sugan Degmadaasi.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Ergayga gaarka ah, ee abaaraha ayaa booqasho ku tegay Magaalada Baydhabo, booqashadiisii ugu horreeysay, muddo kaddib wuxuu booqasho kale ku tegay Magaalada Garowe, hadda wuxuu joogaa degmada Cadaado.

ma jirto tan iyo haatan cunto ama lacago gargaar ah, loo qeeybiyay dadku, ay abaaraha saameeyeen.

Abaaraha, ayaa aad ugu dhuftay Soomaaliya, gobollada intooda badan ayadoo ay dhammaadeen dhammaanba xoolihii ay dadku ku noolaayeen walow ay jirto carruur badan oo u geeriyootay gaajo iyo macquul ba’an ay Abaartu keentay, carruurta ayaa intooda badan nafaqo darro dartii u dhintay.

Magaalada Kismaayo Jubbada Hoose, ayaa la sheegay in Isbitaal ku yaalla ay ku geeriyoodeen carruur gaareysa 30 carruur ay nafaqo darro ugu geeriyooden bil ka hor.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.