image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Shiinaha oo tallaabo millateri qaaday iyo Maraakiibta dagaalka ee Mareykanka oo u dhaqaaqay Taiwan

Muqdisho (Onkod Radio) – Kooxaha u dooda xuquuqda aadanaha ayaa sheegay in Iiraan ay aad u fuliso xukunnada dilka ah. Toddobaadkii ugu dambeeyay ee bishii Luulyo oo keliya, 32 qof ayaa hore loo dilay, waxana ka mid ah saddex haween ah oo loo heysto inay dileen nimankoodii.

“Xukun xabsi kama jiro Iiraan. Ama waad cafineysaa ama xukun dil ah ayaad ku fulineysaa,” ayay tiri Roya Boroumand oo ah agaasimaha hay’adda xuquuqda aadanaha Iiraan ee Abdorrahman Boroumand Center, oo saldhiggiisu yahay Mareykanka.

Iyadoo dalalka kale ay dad badan xukun dil ah ku fuliyaan si ka badan Iiraan, ma jirto meel kale oo haween badan dil lagu fuliyo marka la eego Iiraan, sida laga soo xigtay xogta sanadlaha ah ee hay’adda Amnesty International.

Sidaa darteed, maxay tahay sababta ay Iiraan haween badan dil ugu fuliso?

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.