image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Diyaarad sidday khaadka Kenya oo Muqdisho ka soo degtay

Muqdisho (Onkod Radio) – Muqdisho ayaa la sheegaya in diyaaraddii ugu horreysay ee sida qaadka Miirowga ay ka dagtay Garoonka Diyaaradaha ee Aden Cabdulle tan markii xayiraadda ay ku soo rogtay Dawladda Soomaaliya bilowgii sannadkii 2020 kii.

Arintan ayaa dabo socotay heshiiskii dhawaan ay magaalada tan Nairobi ku kala saxiixdeen labada Madaxweyne ee Kenya iyo Soomaaliya.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.