image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Al-Shabaab oo guul weyn ka sheegtay dagaalkii Liyuu Boolis soona bandhigay Sawirro

Muqdisho (Onkod Radio) – Kooxda Al-Shabaab, ayaa markii ugu horreysay ka hadashay weerarkii ay ku qaadeen degmooyinka Yeed, iyo Caato, ee dhaca xuduudka Itoobiya, iyo Soomaaliya, kaasi oo guul weyn ay ka sheegateen.

Sidoo kale waxay soo bandhigeen maxaabiis ay nolosha kusoo qabteen, intii ay dagaalladu socdeen, sida ay sheegteen.

Inkasta oo deegaannada uu dagaalku ka dhacay yihiin dhul Soomaaliyeed, oo ka tirsan deegaannada gobolka Bakool ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa haddana waxaa ku sugan ciidamo ka ammar qaata dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Waa magaalooyin istaraatiiji ah, oo ku teedsan xudduuda Soomaaliya, iyo Itoobiya.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.