image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Maxaa lagu arkay guriga ninka dilay Shinzo Abe ?

Japan (Onkod Radio) Raysal wasaarihii hore ee Japan Shinzo Abe ayaa laba jeer qoorta laga toogtay mar uu khudbad ka jeedinyay magaalada Nara maanta oo Jimce ah. Dhaawicii ka soo gaaray weerarkaasi uu u geeriyooday.

Masuuliyiinta ammaanka oo ku sugnaa goobta ayaa markiiba qabtay ninka dilka gaystay oo lagu sheegay inuu yahay 41 sano jir.

Booliska ayaa baaray guriga ninka waxyna ka soo heleen waxyaabaha qarxa, sida ay ku warrantay warbaahinta dalka Japan.

Booliska ayaa qarxiyay walxahaasi laga helay guriga.

Raysal wasaaraha ee hadda xilka haya Fumio Kishida ayaa cambaareeyay weerarka oo ku tilmaamay mid waxashnimo ah

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.