image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Maxaa looga hadlay shirkii madaxda IGAD ee Nairobi?

Nairobi (Onkod Radio) Madaxweynayeyaasha iyo wakiilada qaar kamid ah waddamada Urur Gobboleedka IGAD oo maanta kulankii 39-aad ee aan caadiga ahayn ee IGAD ku yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa ka hadlay sidii xal loogu heli lahaa dhibaatooyinka hareeyay gobbolka, sida colaadaha iyo abaaraha ka jira inta badan wadamada IGAD.

Shirka ayaa waxaa sidoo kale ka qaybgalay dowladaha iyo hay’adaha reer galbeedka ee taageera IGAD.

Soomaaliya waxaa shirkaasi uga qaybgalaya Wafddi uu hoggaaminayay Ra’iisul Wasaare ku-xigeynka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed.

Hadaba shirkaasi iyo waxyaabaha looga hadlayay ayaa waxaa u Wariyaha VOA-da ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed uu ka waraystay Ra’iisul Wasaare ku xigeynka Soomaaliya Mahdi Maxamuud Guuleed.

VOA

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha