image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Jabuuti oo u dabaaldegtay sanadguuradii 45-aad ee xoriyadda

Jabuuti (Onkod Radio) – Maanta waxaa dalka Jabuuti looga dabbaal dagayaa sanad guurada 45-aad ee ka soo wareegtay maalinta uu dalkaasi xorriyadda ka qaatay gumeystihii Faransiiska.

Inta ay socota munaasabadda xuska maalinta xorriyadda waxaa xarigga laga jaray taallo looga tala galay halgamayaashi naftooda ku waayey halganki gobonnimo doonka.

Munaasabadda dabaaldegga waxaa lagu soo bandhigay hub badan iyo gawaarida gaashaaman ee dagaalka, waxaana la arkayay ciidamo kala duwan oo gaada ka ciyaar ku maraya halkii ay xafladda ka socotay iyadoo Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle uu salan sharaf ka qaatay ciidamada, sida uu baahiyay teleefishinka iyo raadiyaha dowladda.

Radio Télévision Djibouti

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.