image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Maxkamadda Ciidamada Oo Xukun ku Ridday Afar eedeysanayaal

Muqdisho (Onkod Radio) – Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun ku ridday eedeeysanayaal kala ah, Cabdi Xasan Rooble Maxamed, Cusmaan Xasan Macalim Aadan, Maxamed Abuukar Ibraahim Abiikar, Iyo Mucaad Maxamuud Maxamed, ayay Maxkamadda Ciidamada ku xukuntay Dil & Xabsi.
Cabdi Xasan Rooble Maxamed, ayaa lagu xukumay Dil-toogasho ah, kadib markii ay Maxkamadda ku heshay dilka Allah Unaxariistee Marxuum Cali Maxamed Xasan (Cali Gaab) oo ka tirsanaa Wasaaradda Gaadiidka, dilkaasi oo ka dhacay Wadajir gaar ahaan Xaawo taako February 20-keedii Sannadkan.
Halka Saddexda kale ay ku xukuntay Min 15-Sanno oo Xabsi Ciidan ah, Dhammaan afarta Eedeysane ayaa mar qura kuwada tuuray Bam F1- ah, Saldhigyada Warta-Nabadda, Howl-Wadaag, Hodan & Yaaqshiid, February Sannadkan 22-keedii, xilligaasi oo mar Qura gacanta ay ku dhigeen Boliiska Soomaaliya.
Warbixintaan ayaa lagu daabacay bogga Facebook ee Tv Af-ka Dowladda ku hadla

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.