image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Weerar lagu laayay kooxo Islaamiyiin ah oo ka dhacay dalka Burkina Faso

Muqdisho (Onkod Radio) – Ciidamada Burkina Faso ayaa sheegay in ugu yaraan 128 dagaalyahanno ah oo ka tirsan kooxaha Islaamiyiinta ah lagu dilay saddex howlgal oo militariga dalkaasi sameyeen.

Dowladdu waxay sheegtay in howgallada dhulka iyo cirka ah ee lagu sugayo ammaanka la xoojiyay bartiamihii bishii May iyo bishaan Juune ee aan ku jirno. Burkina Faso ayaa la dhibaatoonaysa weeraro joogta ah oo kaga imaanaya kooxaha jihaad doonka ah tan iyo sanadkii 2015-ka.

Bishii la soo dhaafay weerar ka dhacay magaalada Seytenga ee waqooyiga gobalka Saaxil,ayaa lagu dilay in ka badan 80 qof waxaana ku barakacay kumannaan kale.

Bishii Jannaayo ee sanadkaan milatariga ayaa af-gembi kula wareegay awoodda waxayna dowladda ku eedayen in ay ku fashilantay wax ka qabashada ammaanka iyo weerarada ay gaysnayana kooxaha dowladda ka soo horjeeda.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.