image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Madaxweyne Biden oo Baaskiil Ka Dhacay

Delaware (Onkod Radio) – Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa la soo warinaya in uu ku turan turooday baaskiil uu waday xilli uu ku sugna gobalka Delaware ee dalka Maraykanka.

Biden ayaa xilliga uu baaskiilka la dhacayay doonaye in uu salaamo taageerayaashiisa, waxa uuna damacsanaa in isaga oo baaskiilka wado uu gacanta kor uga haatiyo.

Madaxweynaha ayaa sheegay in uu nabad qabo oo aan wax dhib ah soo gaariin, waxaana uu warbaahinta u sheegay in xaaladdiisa aan waxba iska badalin balse wax yar uu qalqalay.

Baaskiilka uu madaxweynaha waday ayaa la sheegay in uu qabay cilad, sidoo kalena la qorsheynayay in la dayac tiro ka hor inta madaxweynaha uusan adeegsan.

Sikastaba Biden oo ah nin da’ah ayaa horay warbaahinta uga soo muuqday isagoo ku turanturoonayo jaranjarada diyaaradda gaarka ah ee madaxweynaha.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.