image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Maxkamadda Ciidamada Oo Xukun ku Ridday

Muqdisho (Onkod Radio) – Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun xabsi ah ku ridday Maxamed Cusmaan Dhagaxow Haaruun, oo loo haysto kamid ahaanshiyaha ururka al-shabaab.

Maxamed Cusmaan, ayaa lagu soo eedeyay in uu doonaye in magaalada Muqdisho uu soo geliyo Mota bajaj qarax sidday, taas oo ugu dambeyn qaraxday.

Ciidamada nabad sugidda Soomaaliya ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysanaha horaantii bishaan June, waxaana muddo ay socotay dhageysiga galdacwadeedkiisa, maxkamadda ay xukun ku ridday maanta oo Axad ah.

Maxamed Cusmaan Dhagaxow Haaruun, ayaa lagu xukumay 15 sano oo xabsi ciidan ah, waxaana la sheegay sidoo kale in uu Spare parts uu jogay uu alshabab ugu kala gudbin jiray qaraxyada caasimadda ay soo geliyaan.

Maxkamadda ayaa sheegtay in eedeysanaha xukunka uu ku dhacay uu ururka alshabaab kaga biiray magaalada Baladweyne, sanadkii 2019-kii

Onkod Radio

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.