image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Maxaa ka jira in la hareereeyay dagaalyahanno Ukraine ah ?

Muqdisho (Onkod Radio) – Ruushka ayaa u sheegay ciidamada Ukraine e ku hareereysan wershadda kiimikada ee Azot ee ku taalla Severodonetsk in ay hubka dhigaan laga bilaabo 08:00 maalinimada Arbacada ee berri ah..

Ruushka ayaa sheegay in ay fursad siinayaan dagaalyahanada si ay isu dhiibaan .

Dagaalyahanada ayaa loo sheegay in ay joojiyan waxa loogu yeearay iska caabinta aan macnaha laheyn ayna hubka iska dhigaanxilliga loo cayimay . sida laga soo xigtay madaxa xarunta maamulka difaaca qaranka ee uushka Mikhail Mizintsev.

UIkraine ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay weli heystaan magaalada ka dib markii buundadii ugu dambeysay ee u dhaxeysay magaalada iyo dhulka ay heystaan Ukraaaniyiinta la burburiyey ayna dhulka la simeen ciidamada Ruushka .

Ruushka ayaa sheegay in dadka rayidka ah ay siinayana marinno ay ka baxaan maadaaama ay ku xayiran yihiin wershadda iyo agagaarkeeda

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha