image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Halkuu marayaa dhismaha xarunta xukuumadda iyo xafiiska ra’iisul wasaaraha?

Muqdisho (Onkod Radio) –Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta soo kormeeray dhismaha xarunta Xukumadda iyo xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo maraya heer gebo-gebo ah.

Dhismaha xarunta Xukumadda iyo xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa sannadihii ugu dambeeyay ka socotay xarunta Xisbiga ee ku dhegan garoonka kubadda cagta ee Muqdisho Stadium.

Rooble ayaa kormeer ku maray qeybaha kala duwan ee xarunta ka kooban tahay, wuxuuna Ra’iisul Wasaaraha warbixino ka dhageystay Injineerada iyo shaqsiyaadka kale ee gacanta ku haya dhismaha xaruntan.

Ra’iisul Wasaarihii hore ee xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa dhagax dhigay, sidoo kalena bilaabay dhismaha xaruntan loo dhisayo xukuumadda oo hadda ku dhax shaqeysa xarunta Madaxtooyadda Soomaaliya.

Dhismaha xaruntaan ayaa waxa uu ka mid ahaa mashaariicdii ay maal-gelisay dowladda Qatar ee xukuumaddii hore ay ugu deeqday.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.