image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wafdi ka socda ONLF oo Muqdisho u yimid caleema-saarka madaxweyne Xasan Sheekh

Muqdisho (Onkod Radio) – Wafdi ka socday ururka ONLF ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, halkaas oo ay kaga qeybgeli doonaan xafladda caleema-saarka madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud oo Khamiista berri ah ka dhici doonta xarunta Afisyooni.

Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminayay guddoomiyaha ONF Abdirahman Mahdi, iyadoo ay soo dhaweeyeen xubno ka tirsan xukuumada iyo Baarlamaanka Federaalka.

“Dadka Soomaaliyeed waxay leeyihiin dhaqamo asaasi ah oo ku qotoma xorriyadda, sinnaanta iyo dimuqraadiyadda. Waxay ahaayeen kuwii aas-aasay dimuqraadiyadii kowaad ee Afrika. Waxaan u hambalyeyneynaa madaxweynaha cusub ee la doortay” ayay ONLF ku tiri farriin hambalyo ah oo ay u dirtay madaxeynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

“Soomaaliya waa dal muhiim u ah Geeska Afrika iyo Bariga Dhexe. Inaguna waxay u rajaynaysaa madaxwaynaha cusub inuu door wax ku ool ah ka qaato sidii gobolka Geeska Afrika uu u noqon lahaa gobol nabadeed, horumar iyo heshiis dhexmara shucuubtiisa” ayay ONLF raacisay.

VOA

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.