image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dhallinyaro Soomalai ah oo lagu dilay Koonfur Afrika

Muqdisho (Onkod Radio) – Warar dheeraad ah, ayaa ka soo baxayo dil xalay dhallinyaro Soomaaliyeed loogu gaystay gudaha dalka Koonfur Afrika, xilli ay ku sugnaayeen xarumahooda ganacsi.

Dhallinyarada dilka loo gaystay oo ahaa laba qof ayaa lagu kala magacaabi jiray Yaasin Cumar, iyo Yuusuf Jowhar, kuwaas oo kamid ahaa dhallinyarada Soomaaliyeed ee ganacsiga u joogay dalka Koonfur Afrika.

Dilka dhallinyaradaan ayaa yimid kadib markii kooxo burcad ah, oo Koonfur Afrikaan ah, ay weerar ku soo qaadeen goobo ganacsi oo ay dhallinyaradaan lahaayeen.

Laammaha ammaanka ee Koonfur Afrika, ayaa gaaray goobta uu dilka ka dhacay oo ku taalla xaafadda Kalija Cape Town, ee dalka Koonfur Afrika.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.