image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Maxkamadda Ciidamada oo Kuxunno Kale Duwan ku Ridday eedeysanayaal

Kismaayo  (Onkod Radio) — Maxkamdda darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida qeybteeda 27-aad ayaa xukunno kale duwan ku ridday afar xuux oo ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka, kuwaas xafiiska xeer ilaalintu kusoo eedeysay in ay horay u geysteen dilal kale duwan oo ka dhacay gobolka Gedo ee dowlad goboleedka Jubbaland.

Afartaan askari ayaa xeer ilaalintu sheegtay in dilal qorsheysan siyaabo kale duwan ay ugu geysteen dad shacab ah, kuwaas oo lagu dilay degmada Doolow ee gobolka Gedo, waxaa sidoo kale loo jeediyay in ay sameeyeen qalqal galin amni, waxaana lagu kala riday xukkunno dil toogayo iyo xabsi ciidan ah.

Dable ka tirsanaa NISA  oo lagu magacaabo Bukhaari Axmed Maxamuud, iyo Dable Xoogga Dalka Salmaan Ibraahin Shire, ayaa lagu xukumay dil toogasho ah , halka  Dubad Axmed Xuseen Cilmi, lagu xukumay Saddex sano oo xarig ah, iyadoo Sharmaake Muxumed Cali, isna  lagu xukumay hal-sano oo xarig ah.

Guddoomiyaha maxkamada darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida qeybteeda 27aad, Gashaanle Maxamed Amiin Cabdulle Aadan, ayaa ku dhawaaqay xukunkaan, waxaana sidoo kale eedeysanayaasha la siiyay fursad ay dalban karaan Racfaan muddo bil ah kadib markii maxkamaddu xukuntay.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.