image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wareysi: Gabar Soomaali ah oo macallimad ka ah gobolka Artic oo kamid ah meela ugu qabow dunida

Arctic (Onkod Radio) – Gobolka Artic ee ku yaalla cirifka waqooyi ee dalka Canada waxa uu ka mid yahay meelaha ugu qabow dunida, waana gobol dadka ku nool ee loo yaqaan Inuit aysan la macaamilin ajaanibta kala duwan ee kala diimaha ah ee dalka Canada ku nool.

Gobolkaasi waxaa sannadkii ugu damabeeyey ka shaqaynaysay gabar Soomaali ah oo macalimad kasoo ahayd dugsiyada Dhexe.

Haaruun Macruuf ayaa khadka telefoonka kula xiriiray gabadhaas oo lagu magacaabo Shukri Cismaan Xaashi, waxana uu weydiiyey halka ay joogto xilligan ?

VOA

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.