image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Xidhiidh maka dhexeeyaa xaalufinta deegaanka iyo abaaraha soo noq noqda

Muqdisho (Onkod Radio) — Bishan June 5-teeda, waxaa sannad walba maanta oo kale dunida laga xusaa maalinta deegaanka dunida, si loo dhiirigeliyo talaabooyinka loo qaado dhinaca ilaalinta bey’adda iyo deegaanka. Xuska maalinta deegaanka ayaa la soo bilaabay sannadkii 1974-kii, iyada oo laga xuso in ka badan 100 waddan.

Dhinaca Geeska Afrika, xuska maalintan ayaa ku soo beegmaya iyada oo ay gobolka ka jiraan abaaro baahsan, halka Soomaaliyana laga digayo inay ku dhufato macaluul daran.

Haddaba muxuu yahay xidhiidhka ka dhexeeya abaaraha iyo xaalufka deegaanku? Weriyaha VOA Caasha Ibraahin Aadan ayaa sua’ashaas iyo kuwo kale weydiisay Faarax Maxamuud oo bartay deegaanka.

Hoos ka dhageeyso

VOA SOMALI

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.