image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dadka Kasoo Hayaamaya Abaarta oo Soo Gaaraya Xeryaha Barakacayaasha

ĢMuqdisho  (Onkod Radio) — Dhibaatada banii’aadnimo iyo abaarta ka jirta Soomaaliya ayaa kasii dareysa, waxaana xeryaha barakacayaasha soo gaaraya daqiiqad walba dad dhibaateysan oo u badan haween, carruur iyo da’.

Sida ay toddobaadkan sheegtay hey’adda OCHA, 771,400 oo qof ayaa kasoo cararay hoygooda iyaga oo raadinaya biyo, cunno iyo gabbaad.

Xerada Baladul Amiin ee Garasbaalley Duleedka Muqdsho, ayaa ka mid ah meelaha ay dadkaasi kusoo barakaceen iyagoo wareeysi siiyay Tvga Goobjoog, ayaa sheegay dhibaatooyinka kala duwan ee heysta.

Dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa ahmiyad gaar ah siineysa arrimaha banii’aadnnimada iyada oo u magacawday ergay gaar ah, laakin dhibaatada jirta ayaa ah mid aad u daran sida ay ku warrameyso Qaramada Midoobey.

Bilihii January illaa April, ee sannadkan waxaa ay dhibaato banii’aadnnimo saameysay illaa 2.4 million, taasi oo hadddii aan wax laga qaban ka dhigeysa in ay waxyeello kala duwan soo gaari doonto illaa 7.1 million dhammaadka sannadkan.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.