image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wasiirka gargaarka Soomaaliya Khadiijo Diiriye ayaa beenisay hadalkii Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Muqdisho (Onkod Radio) — Wasiirka gargaarka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye, ayaa beenisay hadal kasoo yeeray Ergayga gargaarka Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.

Cabdiraxmaan, ayaa sheegay gargaar ka yimid dowladda Qatar, in lagu xannibay Madaarka Muqdisho sababtuna uusan garaneeyn.

Khadiija Diiriye, ayaa sheegtay in sahayda dowladda Qatar, loo rarayo dowlad goboleedyada ayadoona maanta ay gaareyso dowlad goboleedka Galmudug.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.