image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Zelenesky oo booqday jiidda hore ee dagaalka

Muqdisho (Onkod Radio) — Madaxweynaha Ukraine Volodmyr Zelenesky, ayaa booqashadi ugu horreysay ku tagay jiidda hore ee dagaalka.

Zelenesky, oo magaalada Kharkiv, maanta booqday wuxuu soo muuqday isaga oo ku labbisan direyska ciidamada Ukraine.

Madaxweynaha oo si weyn ugu soo shaac baxay duullaanka Ruushka uu dalkiisa ku qaaday geesinnimadiisa waxaa lalala mid dhigaa Winston Churchill.

Wuxuuna booqasho taa la mid ah uu ku soo maray caasimadda Kyiv, waxaana laga soo duubay muuqaallo isaga waddooyinka magaalada dhexmaraya.

Muuqallada Zelenesky laga duubay ayaa lagu micneeyey farriin ku socota madaxweynaha Ruushka Viladmir Putin iyo ciidamadiisa.

BBC SOMALI

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.