image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Xaaladda magaalada Qudus oo maanta aad u kacsan

Muqdisho (Onkod Radio) — In ka badan kun qof oo Yahuud ah ayaa galay barxadaha Al-Aqsa iyagoo ay ilaalinayaan ciidamada Israa’iil, waxaana lagu wadaa inay socod ku maraan goobaha Muslimiinta ee magaalada qadiimiga ah ee Quddus iyadoo ay Falastiiniyiintu ka digayaan inay sababi karaan rabshado.

Dabaaldegga calanka ayaa ku beegan maalinta Qudus ee Israa’iil, taas oo u dabaaldegaysa qabsashadii ay bariga Quddus ku qabsatay dagaalkii 1967-kii.

Israa’iil waxay Qudus oo dhan u haysataa inay tahay caasimaddeeda, taasoo ay diideen dalalka badankooda iyo Falastiiniyiinta.

BBC + Reuters

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.