Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, hoggaamiyaha xisbiga Wadajir, u magacaabay ergayga gaarka ah ee arrimaha abaaraha iyo Binia’adannimada ee Soomaaliya u Magacaabay.