image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararkii ugu dambeeyay dagaal u dhaxeeya ciidanka Dowladda iyo Jubbaland oo ka biloowday…

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal saakay ka qarxay xawaaxiga deegaanka Raaskambooni, kaasi oo u dhaxeeyay Ciidanka Jubbaland iyo kuwa Dowladda oo ku sugan Deegaanka Raaskambooni ee Jubbada Hoose.

Dagaalka ayaa si gaar ah uga dhacay deegaanka Manaraani oo qiyaastii 30KM u jira Deegaanka Raakambooni, kaasi oo ilaa hadda aan la ogeyn khasaaraha soo kala gaaray labada dhinac ee tirirto dhex-martay.

Ma jirto wax war ah oo kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku aadan dagaalka saakay ka qarxay deegaanka Manaraani, balse Jubbaland ayaa sheegtay in Ciidanka  Dowladda Federaalka ay weerar ku soo qadeen Ciidanka Jubbaland, isla markaana ay is difaaceen.

Qoraal kasoo baxay Jubbaland ayey ku sheegtay in ay la waregeen difaacyadii ciidanka Dowladda ay ku la hayeen afaafka hore ee Deegaanka Raaskambooni ee Jubbada Hoose, khasaarana ay dagaalka ku gaarsiyeen Ciidanka  Dowladda.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in xaalada ay wali kacsan tahay labada dhinacna ay helayaan gurmadyo, lana qabsi qabo in markale uu dib u qarxo dagaalka.

Wixii ku soo kordho warkan halkan kala soco.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.