image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

PUNTLAND : Galka habraaca doorashooyinka oo la wareejiyay

Garoowe (ONKOD) Wararka  aan  ka helayno maanta oo Talaada ah magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya in halkaas shir ay ku yeesheen Guddoomiyaha Golaha wakiilada Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil  iyo   xubno ka socday Guddiga xalinta khilaafaadka  doorashada.

Inta  uu socday shirkan waxaa lagu soo- hadal qaaday arrimo ku  saabsan hanaanka ay u  dhacayaan doorashooyinka soo socda ee maamulka Puntland

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland ayaa guddiga Xallinta Khilaafaadka iyo ansixinta golaha Wakiillada ku wareejiyey diiwaanka galalka habraacyadii soo jireenka ahaa ee lagu soo xuli jiray xubnaha golaha Wakiillada.

Waxa uuna sheegay guddoomiyaha in guddiga diiwaankii uu hayay ugu wareejiyay si guddiga  ugu fududaato gudashada waajibaadkooda asixinta iyo xalinta khilaafaadka Baarlamaanka 6-aad ee Puntland.

Ugu dambeyn, guddoomiyaha Golaha Wakiillada ayaa amray xoghayaha guud iyo dhammaan hawl-wadeenada goluhu in ay la shaqeeyaan guddiga, una fududeeyaan wixii shaqo ee uga baahdaan muddada ay ku shaqeynayaan Xarunta Golaha Wakiillada.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.