image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ku dhufo oo ka dhaqaaq : Dagaalka Al- Shabaab ee Muqdisho

Muqdisho (ONKOD ) Warar kala duwan ayaa ka soo baxay weerar Al- Shabaab ay ka fuliyeen degmad Yaqshiid ee magaalada Muqdisho.

Goob ay ku sugnayeen ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa  maleeshiyaadka A- Shabaab waxa ay ka fuliyeen weerar  khasaare gaystay.

Waxaa la sheegay in laba askari halkaas ay ku dhinteen halka 5 kalena ay ku dhaawacmeen sida dad goobjoogayaal ah ay sheegeen.

Dagaalkan ayaa la  sheegay inuu ahaa mid ku dhufoo ka dhaqaaqa ah , mana jirto wax war ah oo ka soo baxay Dowladda Soomaaliya.

Dagaalka ka dib waxaa goobta soo gaaray ciidamo ka tirsan dowladda , Federaalka Soomaaliya kuwaas oo goobta howlgal ka fuliyay.

Xaaladda goobta ay ku suganayeen  ciidanka Dowladda ee weerarka uu ka dhacay ayaa degan , waxaana ku sugan ciidanka Dowladda.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.