image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Daawo Sida loo toogtay R/wasaarihii hore ee Japan oo maanta la khaarajiyay

Japan (Onkod Radio) Ra’isulwasaarihii hore ee Japan, Shinzo Abe, ayaa maanta toogasho lagu dilay isagoo jeedinaya khudbad.

Wuxuu ka qeybgalayay olole siyaasadeed markii qof ka mid ah dadkii ku sugnaa goobta uu rasaas ku ekeeyay Abe oo masraxa saarnaa. Arrintan ayaa ka dhacday magaalada Nara.

Muuqaalkan hoose waxa uu muujinayaa wax yar ka hor inta aan la tooganin Shinzo Abe. Muuqaalka ayaa sidoo kale tusaya ninka toogashada lagu tuhunsan yahay oo la qabtay.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.