image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Dad rayid ah oo la laayay iyagoo duqeyn lagu qalday

Ugu yaraan 16 qof oo rayid ah oo ku nool waqooyi-galbeed ee dalka Nigeria ayaa lagu dilay duqeyn diyaaradeed...

Wefdi uu hoggaaminayo wasiirka amniga gudaha oo gaaray magaalada Baqdaad

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Soomaaliya oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga, Taliye ku-xigeenka Ciidanka...

Kulan looga hadlayay amniga caasimada oo ka qabsoomay Muqdisho

Taliyaha Qeybta Boliiska Gobolka Banaadir G/sare Mahad Cumar Muumin, ayaa Shir Guddoomiyey Kulanka looga hadlayay Xoojinta Amniga caasimada oo...

Wasiirada arrimaha dibadda ee Masar iyo Soomaaliya oo kawada hadlay qodobo culus (akhriso)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa la kulmay H.E. Dr. Badr Abdel...

Wararkii ugu dambeeyey ee dabka xooggan ee ka socday magaalada Los Angeles

Ilaa 35,000 guri iyo ganacsiyo ayaa koronto la'aan ku ah Los Angeles, sida laga soo xigtay bogga u kuur-gala...

Maxey kawada hadleyn wasiirka warfaafinta Soomaaliya iyo madaxa howlgalka cusub ee AUSSOM ?

Wasiirka Warfaafinta ee Soomaaliya, Daa’uud Aweys Jaamac ayaa maanta la kulmay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa Hawlgalka...

Howlgal ka dhacay gobolka Mudug oo lagu dilay horjogayaal katirsan Al-shabaab iyo dagaalyahano la...

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal qorsheysan oo xalay ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka ay...

Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo heshiis ku gaaray magaalada Addis ababa

Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya, ayaa soo saaray warmurtiyeed wadajir ah oo ay sare uga qaadayaan xiriirka ka dhaxeeya labada...

MW Xasan Sheekh oo cadeeyay sida Soomaaliya uga go,an tahay wax soo saarka Beeraha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh, ayaa maanta magaalada Kampala ee dalka Uganda, kaga qeyb galay Shirka Sare ee...

Maxey kawada hadleyn Duqa Muqdisho iyo safiirka Imaaraatka u fadhiya Soomaaliya ?

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna duqa Magaaladda Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Safiirka Dowladda Imaaraadka...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.