image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Isbahaysiga uu Sacuudigu hoggaamiyo ee dagaalka kula jira Xuutiyiinta Yemen ayaa shaaca ka qaaday...

Muqdisho (Onkod Radio) – Isbahaysiga uu Sacuudigu hoggaamiyo ee dagaalka kula jira Xuutiyiinta Yemen ayaa shaaca ka qaaday inay...

Cabdirashiid Duqa, oo war lama filaan ah, ka soo saaray Isbaddel doonka Farmaajo

Muqdisho (Onkod Radio) – Cabdirashiid Maxamed Xaashi (Duqa) oo ah afhayeenka madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ayaa ka hadlay doorashada...

Guddiga doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo la magacaabay

Muqdisho (Onkod Radio) – Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulamo kala gooni gooni ah...

Muxuu Sheikh Aadan Madoobe, ka go’aamiyay arrinta xildhibaannada ee Gedo ?

Muqdisho (Onkod Radio) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa goor dhaweyd furay kal-fadhiga kowaad, kulankiisa siddedaad ee...

Booliska oo shaaciyay lacagta ku jirtay akoonada Atooraha Badda Liido

Muqdisho (Onkod Radio) – Afhayeenka ciidamada Booliska Soomaaliya, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa soo bandhigay tirada...

Najmo Cabdullahi Maxamed, oo lagu dilay bartamaha Magaalada Hargeysa

Muqdisho (Onkod Radio) – Allaha u naxariistee waxaa xalay bartamaha magaalada Hargeysa lagu toogtay Najmo Cabdullahi Maxamed, xilli ay...

Weerar ku billowday Qaraxyo oo lagu qaaday saldhig ay ku leeyihiin ciidamada ATMIS

Muqdisho (Onkod Radio) – Faah-faahino dheeraad ah, ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay weerar culus oo saakay dagaalyahanno...

Madaxweynihii hore Sheikh Shariif oo gaaray Jowhar kadibna qaatay shahaadada musharaxnimo ayaa loo doortay...

Muqdisho (Onkod Radio) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Jowhar...

Ganacsade, Caddow Cali Gees oo shaaciyay in uu u tartamayo xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda...

Muqdisho (Onkod Radio) – Cabdullahi Cali Axmed, oo loo yaqaanO Caddoow Cali Gees, oo ka mid ahaa xildhibaanadii baarlamaanka 10-aad...

Doorashada 8 kursi ee maanta ka dhacday Ceelwaaq

Muqdisho (Onkod Radio) – Guddiga hirgelinta doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Maamulka Jubaland ayaa maanta degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.