image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wararka Gudaha

Meydadka Tahriibayaal ah oo laga helay duleedka Caasimada Zambia

(onkodradio.com) Booliska Zambia ayaa helay meydadka 27 ruux oo la rumeysan yahay inay ahaayeen tahriibayaal ka yimid Itoobiya, kuwaas...

Marocco oo noqotay xulkii ugu horeeyay ee Afrikaan ah oo gaara semi-finals

(onkodradio.com)-Morocco ayaa noqotay xulkii ugu horeeyay ee Afrikaan ah ee gaara semi-finalka koobka aduunka waxayna soo afjareen rajadii Cristiano...

Hay’adda Nabadda Sugidda Soomaaliya ee NISA oo Baareysa Dilkii Taliye ‘Bakaal Kooke’

(onkodradio.com) Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Mahad Maxamed Salaad ayaa amar ku bixiyay in hay’addu ay baaritaan buuxa ku...

Madaxweyne Xasan Sheeikh oo kula kulmay dhiggiisa dalka Shiinaha magaalada Riyad ee Sacuudiga

Riyaad, Diseembar 9, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galaya Shirka Shiinaha iyo...

Madaxweynaha Soomaaliya oo safar deg deg ah ku gaaray dalka Sucuudiga.

onkodradio.com - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Riyadh ee dalka Sacuudiga halkaas oo si diiran...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “WALAALNIMADA DOWLADAHA SOOMAALIYA IYO JABUUTI WAXAA KU KORDHAY GACAL IYO XIDIDNIMO”

Muqdisho, Diseembar 8, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahadceliyey dhiggiisa dalka aan walaalaha...

Dagaal culus oo saaka dhexmaray Ciidamada Dowladda iyo Dagaalamayaasha Al-shabaab

Al-shabaab ayaa arroornimadii hore ee saaka oo khamiis ah  weerar ku qaaday deegaan lagu magacaabo Beerxaano oo dhanka koonfur...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Wakiilka gaarka ah ee Dowladda Shiinaha u qaabilsan...

(Onkod Radio - December 8, 2022) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa maalintii...

Kooxo hubeysan oo ku dilay Masuul ka tirsan Maamulka K/Galbeed degmada Buur-Hakaba

(Onkod Radio – 8 Decemberr, 2022) -Kooxo hubeysan ayaa Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay ku dishay Dr. Bishaar Ibraahim...

Finland oo laga xusay Maalinta Ragga ee Caalamiga ah iyo maalinta ragga Afrika –Siyaasi,...

Waxaa magaalada Vantaa ee Koonfurta dalka Finland lagu qabtay 19.11.2022 xuska Maalinta Ragga ee Caalamiga ah, taas oo ay...

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Media Network - Shabakadda Warbaahinta Onkod
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.