image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Abwaan Hadraawi ayaa goordhoweyd ku geeriyooday Hargeysa

Hargeysa (Onkod Radio) — Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa, sida uu warbaahinta u xaqiijiyay Naasir Yuusuf Daahir, oo ah, Agaasimaha Waaxda Warfaafinta ee Madaxtooyada Somaliland.

Abwaan Hadraawi, ayaa muddooyinkii danbe xannuunsanaa, asagoona laf-dhabar u ahaa suugaanta Soomaalida, wuxuuna sameeyay heeso badan oo caan baxay, waxyaabaha lagu xusuusto waxa ka mid ah socdaalkii nabadda ee ku maray inta badan gobollada Soomaaliya, burburkii dowladda kaddib, Wuxuu ka qeyb qaatay silsilado maanso, si aad ahna wuxuu uga soo horjeestay dowladdii kacaanka ahayd ee Soomaaliya.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.