image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Ra’iisul Wasaare Rooble oo u magacaabay Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac Kusimaha Agaasimaha Guud ee NISA

Muqdisho, September, 06 2021–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaqada ka joojiyay Agaasimihii Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mudane Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, waxa uuna si kumeel-gaar ah ugu magacaabay Agaasimaha Guud ee NISA Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa faray dhammaan Hay’adaha ay khuseeyso in ay si firfircoon ula shaqeeyaan Agaasimaha Kumeel-gaarka ah ee Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka.

Sidoo kle, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa faray Xeer Ilaalinta Qaranka in ay baaris dhammeystiran ku sameeyaan Kiiska Marxuum Ikraan Tahliil Faarax, si loo horkeeno arrinkan Maxkamad.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.