image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Al-Shabaab, ayaa dib looga saaray Matabaan

Muqdisho (Onkod Radio ) – Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa DG Galmudug ayaa  Al shabaab, dib uga caabiyay Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan oo ay qabsadeen saakay.

Howlgalkan oo ciidamadu ku sugayaan ammaanka Magaalada ayaa waxaa hoggaaminayay Saraakiil sare, maamulka degmada iyo madax uu kamid yahay Guddoomiyaha magaalada Guriceel oo halkaa gurmad u tagey.

Al-Shabaab, ayaa saakay la wareegay degmada Matabaan ayagoona haastay saacado badan.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.