image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Qarax lala eegtay Ciidamo katirsan AMISOM & Khasaaro ka dhashay

Qaraxaan oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Burundi ee kamid ah AMISOM waxaa lagula eegtay lagula eegtay degaanka Buurane oo ku yaal inta u dhaxeysa degmooyinka Mahadaay iyo Jowhar ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in qaraxa lala beegsaday Ciidamada Burundi xilli ay kasoo baxeen Saldhiga ay ku leeyihiin degaanka Buurane, isla markaana qaraxa kadib ay Ciidamada fureen rasaas farabadan, taas oo aan wax khasaaro ah kasoo gaarin dad Shacab ah.

Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda qaraxa, waxaana warar lagu daabacay Baraha Internet-ka ee taageera lagu sheegay in qaraxaas ay kudileen laba katirsan Ciidamada Burundi walow aysan jirin dad madax bannaan oo xaqiininaya warkaas.

Saraakiisha Ciidamada Burunti ee ka howlgalla Gobolka Shabeellaha dhexe ayaan weli ka hadlin qaraxaas, waxaana inta badan qaraxyo lagula eegtaa xilliyada ay ku socdaalayaan inta u dhaxeeysa degmooyinka Mahadaay iyo Jowhar ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.