image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Xildhibaan Xaadoole: “Walaalkay aniga ayaa xiray waana la soo deyn donna”

Xildhibaan Osmaan Maxamed Maxamuud (Xaadoole) oo ka tirsan mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa si cad u sheegay in uu isagu xiray walaalkiis kaddib markii uu walaakiis sida uu xildhibaanku sheegay aflagaaddeeyay madaxweynaha Soomaaliya.

Xildhibaanka oo ka hadlayay xariga walaalkiis ayaa yiri “Walaalkayga waxaa uu kamid noqday dadka caaya madaxweynaha. Ma aqbalayo in qof qoyskayga kamid ah uu ku tunto sumcadda madaxweynaha dalka. Waan amray in la xiro waana la soo deyn doonaa, balse waa digiin ku socota cid kasta oo madaxweynaha caayda.”

Waxaa hadalka xildhibaanka ka dhashay dood ku saabsan, cidda awoodda u leh soo xirista eedeynta iyo sharci-horkeenista muwaadinka.

ONKOD RADIO

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.