image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Soomaaliya iyo Seerbiya oo heshiis ku gaaray xarunta QM ee magaalada New York

Cabdisalaam Cabdi Cali, Wasiirka Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dhiggiisa Seerbiya Marko Đurić la saxiixday heshiis la xiriira iskaashiga dhinaca diblumaasiyadda iyo aqoon-is-weydaarsiga.

Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa baahisay war sheegaya, in Seerbiya iyo Soomaaliya ay iska kaashanayaan dhinacyo badan gaar haan dhinaca kobcinta aqoonta diblumaasiyadda iyo daraasaadka oo si gaar ah looga taageerayo dowladda Soomaaliya.

Labada dal ayaa horay heshiis iskaashi uga gaaray qaybo ay ugu waaweyn yihiin Militariga iyo guud ahaan amniga.

ONKOD RADIO

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.