image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo labo boqol ku dhow oo laga soo daayay xabsiyada Liibiya ayaa dalka lagu soo celiyay

Waxaa maanta Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho laga soo dejiyay in ka badan 151 muwaadiniin Soomaaliyeed ah oo laga soo daayay xabsiyada Liibiya.

Ra’iisal wasaare ku xigeenka iyo wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Soomaaliya oo ay wehliyeen madax kale oo dowladda Soomaaliya ka socota ayaa muwaadiniintan dalka lagu soo celiyay ku soo dhoweeyay garoonka Muqdisho.

22 kamid ah dadka laga soo daayay xabsiyada Liibiya ayaa dhanka kale maant laga dejiyay Garoonka Cigaal ee magaalada Hargeysa.

Liibiya ayaa muddo dheer ahayd dhabbaha geerida tahriibayaasha Afrika oo ay Soomaaliduna ku jirto, waxaana jirta in halkaas ay dhibaatooyin baaxad leh kala kulmaan tahriibayaasha ku sii jeedda qaaradda Yurub.

Hay’adda IOM ayaa dowladda Soomaaliya ka taageertay soo daabulisa muwaadiniintan ku dhibaataysnaa xabsiyada Liibiya.

Isha warka: SONNA

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.