image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wasiiru-dawle Cali Balcad iyo Senator Ted Cruz oo Somaliland taageeraya oo Mareykanka ku kulmay

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda xukuumadda Soomaaliya Cali Cumar Cali (Cali Balcad) oo safar shaqo ku jooga Mareykanka ayaa la kulmay Senator Ted Cruz oo safka hore uga jira siyaasiyiinta Mareykanka awoodda ku leh ee u ololeeya aqoonsiga Somaliland.

Wasiir Cali Balcad oo kulanka kaddib hadal soo saaray ayaa mahadnaq u jeediyay dowladda Mareykanka oo sida uu sheegay Soomaaliya ka taageerta la dagaallanka argagixisada.

Wasiiru-dawle Balcad oo aan sheegin in ay Senator Ted Cruz ka wadahadleen qadiyadda Somaliland ayaa sheegay in iskaashiga Soomaaliya iyo Mareykanku uu muhiim u yahay adkaynta aminga gobolka, marin-biyoodka gacanka cadmeed iyo guud ahaan la dagaallanka argixisada Geeska Afrika.

Kulanka ayaa la aaminsanyahay in uu daarranyahay doodda ka dhalatay difaaca qadiyadda aqoonsiga Somaliland ee si hoose iyo si muuqataba uga socota Aqalka Cad ee Mareykanka, taas oo uu horboodayo Senator Ted Cruz oo jaalle dhow la ah madaxweyne Trumpp.

ONKOD RADIO

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.