image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Wasiir Adbirahman Yusuf Al-Cadaala oo Duqa Magaalada Minneapolis, Mudane Jacob Frey la kulmay

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo booqasho ku jooga dalka Mareykanka ayaa halkaas kula kulmay Duqa Magaalada Minneapolis Mudane Jacob Frey.

Labada Mas’uul ayaa ka wadahadlay xaaladda guud ee magaalada Minneapolis oo ay Soomaalida uga badan ee Mareykanka deggan ku dhaqantahay.

Wasiirka ayaa dhanka kale ka xogwareystay duqa Minneapolis doorka ay Soomaalidu ku leedahay magaaladaas iyo guud ahaan Gobolka Minnesota, halka uu duqa magaaladuna ku nuuxnuuxsaday doorka shariifka ah ee ay Soomaalida ka ciyaarto dhaqaalaha, waxbarashada, ganacsiga, shaqada iyo siyaasadda gobolkaas.

Ugu dambeynti ayuu Wasiir Al-Cadaala uga mahadceliyay duqa magaalada Minneapolis martiqaadka uu u fidiyay iyo sida uu ugu soo dhoweeyay magaalada udub-dhexaadka u ah Soomaalida ku nool Mareykanka.

Isha warka: SONNA

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.