image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dowladda Hoose ee Xamar oo dib u hagaajin ku biloowday wadooyinkii uu roobka sameeyey

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa ku howlan dib usoo celinta Bilicda Caasimadda iyo furista waddooyinka, kadib Roobabkii xooganaa ee ka da’ay Magaalada, kaasi oo saameyn ku yeeshay kaabayaasha isku socodka iyo bilicda.

Howlwadeenada Waaxyaha Howlaha Guud, Nadaafada iyo Bilic soo celinta oo kaashanaya Maamulada Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay qaadista biyihii uu roobka dhigay waddooyin muhiim u ahaa isku socodka bulshada, iyagoona dib usoo celiyay bilicda iyo Nadaafadda Waddooyinkaasi.

Sidoo kale waxaa si dar-dar leh ku socda qorshaha lagu soo gaba-gabeenayo Nadaafada iyo bilicda waddooyinka harsan ee Magaalada Muqdisho, isla markaana dib u hagaajin iyo dib-u-dhis lagu sameenayo waddooyinka uu bur burka soo gaaray.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.