image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Dowladda Qatar oo sheegtay in 10 kun oo Soomaali ah ay shaqaaleysiineyso

Dowladda Soomaaliya iyo Qatar ayaa kala saxiixday heshiis shaqo abuur oo la filayo in ay fursad shaqo ay ku helaan 10,000 oo dhallinyaro Soomaaliyeed ah.

Dhallinyarada ayaa la sheegay in ay iskugu jiraan kuwa xirfadlayaal ah iyo kuwo aan xirfad laheyn, waxaana heshiiskan uu qeyb ka noqonayaa dhimista shaqo la,aanta ka jirta dalka.

Wefdi uu hoggaaminayo wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada ee xukuumadda Soomaaliya, Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa magaalada Doha kula kulmay madaxda wasaaradda shaqada ee Qatar, waxa ayna kulankooda diirada ku saareen nidaamka shaqaaleysiinta dhallinyarada Soomaaliyeed iyo xoojinta xiriirka ka dhaxeeya labada dal.

Geesta kala guddiga farsamada ee Iskaashiga Shaqada ee Qatar iyo Soomaaliya ayaa ku kulmay magaalada Doha, si ay uga wada hadlaan nidaamka shaqaalaysiinta iyo hirgelinta heshiiska shaqada oo ay labada dal saxiixeen.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.