image/svg+xml Openclipart somalia 2011-02-16T17:38:51 originally uploaded by Craig Kacinko for OCAL 0.18 https://openclipart.org/detail/118885/somalia-by-anonymous Anonymous africa country flag national sign somalia

image/svg+xml Openclipart UK union flag 2012-05-15T04:06:24 https://openclipart.org/detail/170030/uk-union-flag-by-mr_johnnyp mr_johnnyp UK Union flag jubilee queen royal union jack

Golaha Ammaanka oo ka doodaya kala qeybsanaanta Siyaasadeed ee Soomaaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa la filaya in bishaan April ay kulan ka yeeshaan xaaladda kala qeybsanaanta  siyaasadda Soomaaliya iyo saameeynta Al-shabaab.

Wakiilka gaar ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan iyo madaxa howlgalka KMG ah ee UN-ka ( UNTMIS), ayaa la qorsheynaya in ay warbixin siiyaan.

Golaha ayaan weli isku raacin taageerada mudnaanta dowladda Soomaaliya sida dib u-eegista Dastuurka iyo hanaanka doorashooyinka, iyo waalaca ay ka qabaan xiisadaha u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo qaar kamid ah maamul goboleedyada dalka.

Sababta ugu weyn in Al-shabaab ay sii xoogeystaan ayaa lagu sheegay in ay tahay kala qeybsaanta siyaasadda iyo khilaafaadka Qabiilka ay saldhig u tahay arrinta Al-shabaab, waxaana la filaya in golahu in uu xoojiyo dedaallada lagu mideynayo hanaanka dalka, si loo helo nabad iyo xasiloonida Soomaaliya.

Al-shabaab ayaa bilihii dambe waxa ay qadeen weeraro is daba joog ah oo intood badan ay ka geysteen fariisimo ciidamada dowladda Soomaaliya ay ku lee yihiin gobollada Shabeellaha Hoose, Shabeellaha Dhexe iyo isku daygii dilka ahaa ee lala beegsaday madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Wararka La xiriira

Toos Udhagayso

Lasoco Facebook-geena

Fikradaha

Onkod Radio
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.